Sawirro: Madaxwayne Erdogan oo Soo dhowayntii ugu Balaadhnayd loogu Sameeyay dalka Ruushka Daawo Muqaal!!

Madaxwaynaha Dawladda Turkiga MR. Rajab Dayip Erdogaan ayaa soo dhowayn Balaadhan Loogu sameeyay Dalka Ruushka, Isagoona Kulan la qaatay madaxwayne Puntin.

Madaxwayne Erdogan ayaa markii uu Halkaasi oo soo gaadhay waxaa loo sameeyay Soo dhowayn Balaadhan, Taasi oo muujinaysa Xidhiidhka wanaagsan ee u Bilowday Dawlada Ruushka iyo Turkiga, Waxayna sidoo kale Kulamadii ay yeesheen Diirada ku saareen Arimaha labada dal iyo kuwa kale oo Xasasi ah.

1-3-768x500

2-5-768x512

3-2-768x475

Comments

comments