“Sawirro”Afartan iyo sideed ruux oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub iyo warbixin layaab leh!!

Aduunyadaan waa layaab, Dad Ethopia waste ah ama Itoobiyaan Caasimadooda ka qaadi waayay Qashinkii maxay Iyaga ee Nabad kusoo dabaali karaan Soomaaliya oo ah Dalka uu Aduunka uu ka baqdo Midnimadooda?
Ugu yaraan 48 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen.

Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la’yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii, dadka deegeenku waxay sheegeen in ay halkaas ku sugnaayeen 150 ruux, marka uu shilku dhacay.
Qashinka oo aad u badnaa ayaa aasay guro halkaas ka dhisnaa oo macmal ah,
Goobtaas ayaa qashinka magaalada Addis Ababa lagu daadinayay muddo 50 sano ka badan.

Afhayeen u hadlay magaalada ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in carruur badan ay ka mid yihiin dadka halkaas ku dhintay.
Waxaa laga cabsi qabaa in dhimashadu ay intaas ka sii badan karto.

2B6A6F9B00000578-3199942-image-a-3_1439740670607

13ethiopia-facebookJumbo

article-2668507-1F0C2CE500000578-145_964x638

untitled

Comments

comments