Daawo: Fanaanka Reer Burco Faarax Murtiile Qabyaalayste oo Weerar ku qaaday Koonfurta Soomaali iyo Waxa uu ku sheegay!!

Faarax Murtiile oo ah mid dhimarka´la ayaa Bilaabay inuu Qabiilkiisa ku dhiira galiyo inay noqdaan Argagaxiso iyo Xagjiriin la dagaalanta Soomaaliya, Asagoo hadalo xag jiro uga qosolsiiyay Boqolaal waalan oo Hool iskuugu yimid.

Fanaanka Faarax Murtiile oo kasoo jeeda magaalada Burco, Islamarkaana ka mid ah dadka ay ku Fogaatay Soomaali Nacaybku ayaa Weerar ku qaaday Koonfurta Soomaaliya, Isagoo u soo jeediyey Inay Caqli keenaan.

Muuqaalka Halkaan Hoose kadaawo’

Comments

comments