MUUQAAL: Soomaalinad Shacabkoodi oo laga gatay Berbera iyo dhibaatooyinka Afduubka Masaakiinta lagu haaya!!

Xisbiga Wadani oo Maanta Laga Baacsaday Hotelka Maansoor iyo Maamulka S.land oo ku eedeeyay Inay Qaateen Fikerka Dawlada Soomaaliya,

Maamulka Siilaanyo ayaa maanta ka hor istaagay Kulan ay doonayeen inay magaalada Hargeisa ku qabsadaan Xubnaha Xisbiga Wadani oo doonayey inay soo Bandhigaan Daraasad ay ka sameeyeen Halista Saldhiga magaalada Berbera.

Xubnaha Kulanka laga  Baajiyey ayaa  si Adag uga hadlay  Falka ay kula kaceen Maamulka Siilaanyo, Iyadoona ay sheegeen inay ku qabsatay Hotelka dhacdo la yaab leh, Kadib markii Dusha looga Xidhay.

Comments

comments