Daawo: Aabe Soomaaliyeed oo iibinaya Qaar kamid ah Caruurtiisa, si kuwa kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo ?

C.wali Jaamac oo ah Aaabe Soomaaliyeed oo ku dhaqan gobolka Mudug, Islamarkaana ka mid ah Dadka Soomaaliyeed ee Abaartu Saamaynta Xoogan ku yeelatay Gadashada Badda iyo Gadashada Caruurta oo qaybo Soomaaliya laga soo sheegayo.

C.wali ayaa wuxuu sheegay inuu iibinayo Gabadh uu dhalay, Si Caruurta kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo, Wuxuuna Sharaxay Sababta ku Kaliftay Arintaasi, Sidoo kale Wuxuu Codsi u diray madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).

Dalka Kheeyraadkiisa la iibiya Cabdiwali Gaas ayaa lagu ogaay Dadkiisana waxay sheegeen inay Caruur gadaayaan

madaxweynaha puntland cabdiwali cali gaas ayaa shalay oo talaado ahayd u shaxiixay shirkadii shiino ah ineey dhisaan airporka gaalkacyo oo ku baxeeyso ilaa 10 malyuun oo dollar.
shirkadaas ayaa bedelkaa lacageed loo siiyey ineey ka kaluumeytaa xeebaha puntland inteey lacagtooda ka helayaan
shirkadaa waxeey awal dhistay gegida diyuuradaha boosaaso waana tii labaad oo puntland ka hir geliyaan

17239974_1418430144896001_3623403516838273287_o
Cabdiwali gaas

Tuug Cabdiwali gaas (2)

Comments

comments