Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain!!

Yaabka yaabkiisa Madaxtooyada Soomaaliya oo Calanka Soomaaliya loo dhigtay Cagga Saar, ma Dowlada Farmaajaa mise Dowladii Xasan + Gabre ayaa sidaas sameeyay?+ Fadlan Calankeenna ma galyo Cagga Saar ee ka daaaya markale saan!

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo saaka booqasho aan horay loo sii shaacin ku soo gaaray magaalada Muqdisho.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha gargaarka sama falka ee UK siineyso Soomaaliya, abaaraha iyo shirka London ee bisha May dhici doona.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson ayaa soo dhoweeyay doorashadii bil ka hor ee Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameyneyso dhinaca dimoqraadiyada.

Booqashada Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain ayaa ah mid hal maalin ah, waxaa la filayaa inuu shir jaraa’id kaga hadlo safarkiisa markaste Dowlad Cusub Soomaaliya ee ka dhalato markeeda kowaad UK waa ay Xiisaysaa marka kale waxay ka shaqaysaa inay ka dumiso dul duleelada markaas ka muuqan kara Dowladaha Cusub ee Soomaaliya.

boris-768x576

Comments

comments