Shacab Turki ah oo Holland ka Yaabsaday iyo Warbaahinta oo buun buunisay, waxa dhacay Daawo Sawirro!

Wadamo badan oo Caalamka dacaladiisa ku kala yaal ayaa ka faaideystay qilaafka kulul iyo is maandhaafka soo kala dhex galay wadamada Holland iyo Turkiga oo ku wada jira Gaashaanbuurta NATO .

Taageerayaasha Madaxweyne Erdogan ayaa qashay ama cabay Liinta Oranjiga loo yaqaan ee ka sameesan midabka Boqortooyada reer Holland , waxeeyna ciwaan kaga dhigteen ” sidaas oo kale ayaanu idiin cabeenaa ” .

Wasiiro iyo Masuuliyiin ka tirsan dowlada Turkiga ayaa loo diiday inay ka qeyb qaataan Banaanbaxyo lagu taageerayo cod bixinta aftida dalka Turkiga oo dhaceysa 16-ka bisha April ee fooda inagu soo heysa . Safaarada dalka Holland ee ku taal gudaha wadanka Turkiga ayaa waxaa laga dajiyay Calanka dalka Holland waxaana laga taagay kan wadanka Turkiga .

orange_1

orange_2

APA13362052 - 23062013 - WIEN - ÖSTERREICH: Eine Solidaritätskundgebung für den türkischen Ministerpräsidenten Recep Tayyip Erdogan am Sonntag, 23. Juni 2013, in Wien APA-FOTO: HANS PUNZ

APA13362052 – 23062013 – WIEN – ÖSTERREICH: Eine Solidaritätskundgebung für den türkischen Ministerpräsidenten Recep Tayyip Erdogan am Sonntag, 23. Juni 2013, in Wien APA-FOTO: HANS PUNZ

orange_4

orange_5

Comments

comments