Waraysi: Kooxaha Afduubtay Markabka oo ku dhowaaqay Go’aan La yaab Leh!!

Tiro Rag ah oo loo malaynayo in ay budhcad badeed yihiin ayaa fuulay markabkan oo badda ku maaxaayay, waxa uuna markaas marayey xeebaha woqooyi ee Soomaaliya maalintii Isniintii, sidaana waxa sheegay dad degaanka ah iyo saraakiil.

Hadaba Warbaahinta ayaa waxaa usuuro gashay, Iney La hadasho Kooxaha Qabsaday Halkaasi, Waxaana ay beeniyeen Iney Ka Tirsanyihiin Bur-cad Badeedii Soomaalida.

Ninkan Oo Sheegay inuu Hogaaminayo Kooxda Qabsatay markabka, Ayaa Diiday In magaciisa La Baahiyo, Asagoo sheegay in markabkan ay u qabsadeen Kadib markii Dhibaatooyin Loo Geystay, Dadkii Kaluumeysatada ah waxaana Beesha Caalamka halkaas ka kiraystay Cabdiwali Gaas oo ah mid aan fiyaawayn.

Maqaal waraysi HALKAAN HOOSE KADAAWO

Tuug Cabdiwali gaas (2)

Comments

comments