Akhriso: Wasaaradda amniga gudaha oo soo saartay wareegto culus oo ku socota mas’uuliyiinta dowladda

Wasaaradda amniga gudaha soomalia ayaa soo saartay wareegto cusub oo ku socota mas’uuliyiinta dowladda iyo ilaaladooda gaarka ah.

Wareegtadaan oo ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa lagu faray mas’uuliyiinta dowladda iyo shaqsiyaadka kalaba in mudo ku siman 14 maalood ay kusoo diiwaan galiyaan ilaaladooda gaarka ah iyo hubka ay sitaan.

Halkaan ka aqriso wareegtada

Comments

comments