Daawo: Jubbaland oo kismaayo kusoo bandhigtay ajaanib jiriif ka waday xeebaha Jubbaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Ajaanib si sharci daro ah uga Kalluumeysanaayay Xeebaha gobolka Jubbada Hoose.

Sideed ka mid ah ajaaniibtan, ayaa waxay u dhasheen dalka Pakistan, halka labada kalana ay u dhasheen Iran sida ay shaaciyeen Ciidamada Ammaanka Jubbaland.

Xeebaha jaziirada kudhaa ayaa laga soo qabtay ajaanibtaa xili ay wadeen kaluumeysi sharci daro ah.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Comments

comments