Daawo Sawirro: Madaxtooyada soomalia oo soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay maxamad yare oo soomalia guul usoo hooyay

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdilaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka kareemka ee lagu qabtay waddanka Tanzania gaar ahaan magalada Daara-salaam.

Madaxweyne farmaajo ayaa dhiiro galin u muujiyay wiilkaan yar ee soomalia usoo hoyay guusha taariikhiga ah iyo weliba shicaarta uu muujiyay ee dadka soomaliyeed ay ku farxeen.

Maxamad oo soomalia ku matalaayay tartankaas oo 16 dal ay ka qeyb galayeen ayaa waxaa uu galay kalinta koowaad.

 

Comments

comments