Akhriso: Maamulada puntland iyo galmudug oo heshiis ku gaaray magaalada galkacyo

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagusoo gabagabeeyay shir u socday guddiyo ka kala socday Maamulada Putntland iyo Galmudug.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan maamulada Puntland , Galmudug iyo maamulka gobolka Mudug ee labada dhinac.

Nabadeynta galkacyo ayaa shirkaan diirada lagu saaray waxaana ka soo baxay war-murtiyadeed dhowr qodob ka kooban.

Halkaan hoose ka aqriso war-murtiyadeedka

 

Comments

comments