Haweeney Ka Tirsanayd Maamulka D.Huriwaa Oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada huriwaa ee gobolka banaadir Ku dilay haweeney ka tirsanayd maamulka dagmadaasi.

Haweeneydan ayaa qeyb ka ahayd haweenka ka shaqeeya xarunta dagmada huriwaa

waxana falka dilka uu ka dhacay agagaarka shaneemo cabdi waayeel.

Kooxihii falkan dilka ah gaystay ahaa goobta ka baxsaday,

waxana iminka goobta howlgalo ka wada ciidamada dowlada soomaaliya.

Comments

comments