Mudane Maxamed Tiicey Madaxweynihii hore Ximan iyo Xeeb Oo Xaflad Soo Dhaweyn Loogu Sameeyey Caasimada Muqdisho

Xaflad heerkeedu sareeyo ayaa lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa  lagu qabtay Hotel Makka Almukarama Ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa kasoo qeybgalay oo  khudbado kala duwan ka  jeediyey Masuuliyin sare oo ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya iyo qeybaha kala duwan eee bulshada

halkan hoose ka daawo qeybo kamid ah sawirada xaflada :-

 

Comments

comments