DAAWO WARAR Deg Deg ah: Dagaalkii P/Land & S/Land, Go’aanadii Maamulada & Fiqi oo Su’aal ka keenay Heshiiskii Qatar & DFS

Maamul Goboleedyada ayaa shirkoodii magaalada Baydhabo kasoo saaray qodobo badan oo ay ku heshiiyeen, waxaana ka mid ahaa in DFS ay ku fashilantay go’aankii ay Khilaafka Carabta ka qaadatay, waxaana ay sheegeen iney taageerayaan Imaaraadka maadaama DFS ay taageertay Qatar.

HOOS KA DAAWO WARARKII OO DHAN

Dhanka kale, madaxweyne Farmaajo ayaa dowlada Qatar kala heshiiyay arimo badan. Laakiin, Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa su’aalo adag hordhigay.

Wararka kale, waxaa ka mid ah dagaalkii Tukaraq iyo guulo lakala sheegtay, iyo warar kale oo gudaha iyo caalamka ah

Comments

comments