Category: ARRIMAHA BULSHADA

Silaca iyo Saxariirta ay ku nool yihiin Haween Soomaaliyeed Ee ku sugan Dalka Indonesia

Dalka Indonesia waxaa kunool Soomaali badan oo dalkaasi u tagtay qaxootinimo iyo waxbarasho, waxaana Soomaalida qaar loo aqoonsaday in ay yihiin Qaxooti halka kuwa...

Shir dhaqaale loogu yaboohayo Yemen oo ka furmayaa Geneva

Shir dhaqaale loogu yaboohayo waddanka Yemen ayaa waxa uu maanta ka furmayaa xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada Geneva. Qaramada Midoobay ayaa waxa ay...

Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Ceelwaaq Ee Gedo

Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad halis ah oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday dad u badan barakacayaal oo ku sugan degmadaasi....

Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u...

Dawladda Hoose Muqdisho oo maanta furtay tartan Qandaraas oo lagu dayactiraayo 6 xafiisyo ee Degmo

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D/Hoose ayaa maanta lagu furay codsiyo ku saabsanaa Qandaraas dayactir ee xafiisyo loogu adeegi...

Wasaaradda Maaliyadda oo ku guuleysatay sare u qaadida dakhliga DF soo galay 3-dii bilood ee la soo dhaafay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka, kadib guul ay...

Zlatan oo kulankiisa koowaad labo gool dhaliyay

Zlatan Ibrahimovic ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankiisa koowaad uu LA Galaxy u cayaaro kulan ka tirsanaa horyaalka Mareekanka MSL.  Naadiga LA Galaxy ayaa 4-3...

Dhalinyaro Soomaali ah oo loo xiray dil loo geystay Haweeney u dhalatay Canada

Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray Magaalada Toronta ee dalka Canada ka dib markii lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil ka dhacay...

Kalluunka Suuqyada Muqdisho oo Hoos U Dhac Laga Dareemayo

Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qiimaha kalluunka uu aad u sareeyay ayaa hadda waxaa ku yimid hoos dhac taas oo ay kalluumeysatadu ku sababeyeen xilliga kuleylaha ee...

Kenya oo shaacisay in Si KMG Ah Dhismaha Darbiga u Joojiyeen (AQriso)

Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM....