Category: ARRIMAHA BULSHADA

Wasaaradda Maaliyadda oo ku guuleysatay sare u qaadida dakhliga DF soo galay 3-dii bilood ee la soo dhaafay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka, kadib guul ay...

Zlatan oo kulankiisa koowaad labo gool dhaliyay

Zlatan Ibrahimovic ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankiisa koowaad uu LA Galaxy u cayaaro kulan ka tirsanaa horyaalka Mareekanka MSL.  Naadiga LA Galaxy ayaa 4-3...

Dhalinyaro Soomaali ah oo loo xiray dil loo geystay Haweeney u dhalatay Canada

Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray Magaalada Toronta ee dalka Canada ka dib markii lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil ka dhacay...

Kalluunka Suuqyada Muqdisho oo Hoos U Dhac Laga Dareemayo

Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qiimaha kalluunka uu aad u sareeyay ayaa hadda waxaa ku yimid hoos dhac taas oo ay kalluumeysatadu ku sababeyeen xilliga kuleylaha ee...

Kenya oo shaacisay in Si KMG Ah Dhismaha Darbiga u Joojiyeen (AQriso)

Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM....

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi kula kulmay...

Xildhibaan Axmed Fiqi “Madaxweynuhu wuxuu dareemay muhiimadda baaqyadii kala duwanaa iyo in khatar dalku ku socdo”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay soo jeedintii Madaxweynaha ee lagu hakiyay shirkii Baarlamaanka ee loo balansanaa, isagoo xusay in Madaxweynaha looga baahan...

Wiil Soomaali ah oo Magdhow loo siiyay saddex milyan oo EURO

Nin Soomaali ah oo si khalad ah loogu xukumay dilkii wariye RAI Ilaria Alpi iyo sawir qaade Milan Hrovatin ayaa helay saddex milyan oo yuuro oo magdhow ah ka dib Sanado...

Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay Sababtii loo baajiyay Kulankii Maanta

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo  la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii keentay in maanta la hakiyo...

Michael Owen oo saadaaliyey kulamada Premier League

Michael Owen oo iminka ciyaaraha Falanqeeya ayaa saadaaliyey kulamada Todobaadkaan la ciyaari doono ee horyaalka xiisaha leh ee English Premier League. Natiijooyin kala...