Category: ARRIMAHA BULSHADA

Akhriso Waxyaabaha laga filan karo kulanka beri yeelanayaan Baarlamaanka Soomaaliya

Waxaa la filayaa maalinta berito oo taariikhda ku beegan tahay 31-da bisha Maarso in kulan xasaasi ah xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka...

Wasiir Cawad wuxuu yiri:-Dooda taagan ma ahan in Kenya ay gudaha u soo gashay Soomaaliya

Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay isku afgarteen in la sameeyo guddi isku dhaf ah oo labada dhinac ka socda kuwaasi oo booqan doono...

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka arrinsaday dilkii Xildhibaanad Rukhiya

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ayaa maanta isugu yimid shirkoodii Khamiislaha ahaa, waxayna kaga arrinsadeen dilkii hal habeen ka hor Magaalada Muqdisho loogu gaystay...

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo xiran

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda....

Ciidanka Xoogga dalka oo gubay Maandooriyaal kala duwan

Ururka Xasilinta Gobolka Mudug ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay ka sameeyeen ayaa waxa ay ku oo qabqabteen Maandooriyaal kala duwan, waxaana lagu...

Akhriso War Qoraal ah ee ka soo baxay Dallada Bulshada Rayidka SOSCENSA

Dallada Bulshada Rayidka ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA oo war saxaafadeed soo saartay xiisada siyaasadee ee dalka ayaa waxa ay sheegtay in ay ka...

R/W ku xigeenka Soomaaliya oo shaqaalaha Xafiiska kala qayb-qaatay Ololaha Nadaafadda

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb–qaatay ololaha...

G/Yariisow oo digniin u diray Shacabka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho C/raxmaan Cumar  Cismaan Yariisow ayaa digniin u diray  dhamaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada ku...

Soomaali Ku Xiran Maraykanka Oo Xaalad Halis Ah Laga Soo Sheegayo

Maxaabiis Soomaalida ah oo ku xiran Xabsiyada ku yaala qaar ka mid ah gobolada Mareykanka ayaa la sheegay in ay la kulmaan tacadiyo kala duwan oo ka dhan ah...

Hoos u Dhac ku yimid Qiimaha Qudaarta Iyo Dalagga Ee Suuqyada Baardheere

Suuqyada magaalada Baardheere ee lagu iibiyo qudaarta iyo dalagga kasoo baxa beeraha ayaa laga dareemaya hoos u dhac qiimaha la kala siisto, iyada oo loo aaneynayo in...