Category: ARRIMAHA BULSHADA

Dowlada Kenya oo sheegtay in mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed ay ku taageertay Alshabaab weerarkii Ceel Cadde

Guddi ay dowlada Kenya u xilsaartay baaritaanka weerarkii uu ururka Alshabaab ku qabsaday saldhig Milatari oo ay ciidamada nabad ilaalinta dalka Kenya ku lahaayeen...

Baarlamaanka oo maanta dhagaysanaya hindise sharciyeedka leylitirka iyo deeqaha siyaasiyiinta

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa dhageysanaya akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeed ku...

Madaxweyne Xasan oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Urdun (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabto, kadib markii magaalada...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed oo sheegay in dib loo furayo waddooyinka Gobolka Bakool

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee dalka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ee...

AKHRISO 8- Arimood oo si xun u dila Mooraalka Carruurteena Soomaaliyeed

Daraasad lagu sameeyey dalka Brazil ayaa sheegtay 8 arrimood oo ay u badan tahay in ilmaha yar mooralkiisa wax u dhinto, taas oo keenayso inuu ka dhex baxo barwaaqadii...

Microsoft Oo Markii ugu Horeysay soo Saartay Laptop Casri ah

Shirkadda caanka ah ee  ayaa markii ugu horreysay soo saartay Kombiyuutar gacanta lagu qaato oo ay iyadu samaysay, uguna wan-qashay magaca Surface Book Pro waxa aanay...

Ururrada macalimiinta Carabta oo ku dhawaqay Ururka cusub ee Waxbarashada dalalka carabta ah

Ururrada waxbarashada  ee  laba iyo toban dal oo  ka mida dalalka Carabta ah  ayaa  ku  kulmay 7 ilaa 8 bishan October  Magaalada Beirut ee dalka Lebanon si ay...

Xafiiska Arrimaha Gudaha ee UK ee loo yaqaan (Home Office) oo ku hanjabay in uu dhimi doono tirada Visa ha waxbarashada ee la siiyo ardayda Ajaaniibta ah.

Welwel sii kordhaya oo ku saabsan ardayda caalamiga ah dhibaatada ay kala kulamayan  diidmooyinka  ” adag oo aan cududaarka laheyn”ee dal ku galka UK taas oo ay ku...

Waxbarashadii Berisamaadka

Waxbarashadii horeWaxaan shaki ku jirin in waxbarhaashadii hore ka duwneyd  waxbarashada maanta marka laga Eego dhinacyo badan taasi waxaa si toos ah  u garan kartaa...