Category: Ciyaaraaha

Man United v Man CIty, Liverpool v Tottenham – Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Koobka League Cup Oo La Soo Saaray Xalayto!!

    Kooxaha ku xafiiltama Manchester ee United iyo CIty ayaa isku soo aaday wareega sideed dhamaadka koobka League Cup ee haatan loo yaqaano EFL Cup. Kooxda...

MUUQAAL: Maryan Nuux Iyo Maxamed Da’ud oo Somalia u Orday oo ka hadlay la yaabkii ka qabsaday dalka Brazil iyo Dhacdooyin Xanuun badan (WARAYSI

Iyadoo toddobaadkan lagu soo gaba gabeeyay magalaada Rio De Janeiro ee dalka Brazil ciyaarihii Olympikada, ayaa waxa orod yahannadii Soomaaliyeed ee tartankaasi uga qeyb...

Daawo Sawiro: Shacabweyne taageero u ah mid ka mid ah kooxaha Yurub ugu caansan oo Shacabka Reer Falastiin u hiiliyay

Dad Taageerayaasha u ah mid ka mid ah kooxaha ugu caansan Qaarada Yurub ayaa u hiiliyay shacabka dhibaateeysan ee Reer Falastiin waxeeyna Taageerayaasha kooxdaan lama...

Daawo Sawiro: Mo Farah oo si Cajiib ah ugu guuleestay Orodka 10-ka kun ee mitir

Orodyahanka asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta dhalashada dalka Ingiriiska Muxamed Farax ayaa mar kale waxa uu ku guuleestay Orodka 10-kun mitir, waxa uuna helay...

Maryan Nuux oo Maanta ka qeyb galeysa Tartanka Olombikada iyo Waqtiga Rasmiga ah ay Ordeyso!!

Magaalada Rio de Janeiro ee Caasimada dalka Brazil., waxaa si xamaasad leh uga socda Tartanka Olobmikada Aduunka ay ka qeyb glayaaan 11-Kun Ciyaaryahan oo ka kala tagay...

Daawo: Orodyahanada Soomaaliya u matalaya Olambikada iyo Codsi ay soo gudbisteen

Habeenimadii xalay waxaa si rasmi ah u furmay ciyaaraha aadka loo xiiseeyo ee Olymibakada halkaas oo Labbada orodyahan ee lagu magacaabo: Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed...

Daawo muuqaalka: Kooxda Banaadir FC oo qaaday Koobkii lagu qabtay Canada

Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir FC ayaa ku guulaysatay koob lagu maamuusayay todobaadka dhaqanka ee Soomaalida Canada ,kaasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ku...

Daawo Sawirro Madaxda dalka oo kulan dhiiragalin ah usameeyay ciyaartoyda kaqaybgaleyso Olimbikada adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku...

Daawo: Ciyaartoyda Putland oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Garowe iyo Madaxweyne Gaas o sodhaweyay

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Garoonka diyaaradaha Konoco...

Pogba oo noqday Ciyaaryahanka ugu qaalisan dunida

Kadib wada xaajood socday todobaadyo ayaa Kooxaha Manchester United iyo Juventus heshiis ku gaareen ciyaaryahanka sida weyn u qabsaday suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee...