Category: Ciyaaraaha

Dowlada Turkiga oo Xireysa Warbaahin kala duwan iyo Askar hor leh oo shaqada laga Ceyriyay

>Dowlada Turkiga ayaa wali wada in ay tilaabo adag ka qaado dadka latuhmayo in ayku lug lahaayeen ama ay taageersanaayeen afgembigii fashilmay ee dhawaan ka dhacay...

Ronaldo iyo Weeraryahan Robert Lewandowski oo caawa isku dhegan

Maalmo yar oo nasasho ah ka dib waxaa caawa lagu wadaa in uu dib u furo koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016 kaas oo si xiise leh uga socda garoomo ku yaala gudaha dalka...

Hazard Kabtanka Belgium ee Euro 2016-ka iyo xiddigaha xulka

Chelsea weeraryahankeeda Eden Hazard ayaa kasoo wariyay in Marc Wilmots’ 24-ka xiddig ee u metelaya xulka Belgium ee Euro 2016, Kabtan looga dhigay keddib dhaawaca...

Banaadir SC oo u dabaal degtay hanashada horyaalka Soomaaliya +(Warbixin+sawirro)

Kooxda Kubadda Cagta Banaadir SC oo horey u hanatay horyaalka kubadda cata Soomaaliya 2015-16 ayaa maanta la gudoonsiiyay koobka horyaalka marki ay kulan ugu dambeeyay...

Atletico Madrid oo u soo baxday Finalka Koobka Champions League

Kooxda Atletico Madrid ayaa u soo baxday Finalka Koobka loo yaqaano Champions League, kadib markii xalay farqiga goolasha ay ay lugtii labaad ee wareega Sema Finalka ay...

Daawo Sawirro:–Kooxda Villarreal Oo Guul Xili Danbe Kaga Gaadhay Liverpool

Villarreal ayaa guul xili danbe ah ka gaadhay Liverpool kulanka lugta hore ee Europa Leaque-ga waxayna guushan gool uu waqtigii dhimashada ee dhamaadka ciyaarta uu...

Macalinka Liverpool Jurgen Klopp oo keyd galiye Sturridge iyo Benteke kulanka Ee Europa Leaque-ga Ee Villarreal Vs Liverpool Iyo Firmino line upka hogaaminaayo.

Jurgen Klopp oo is badal sameeye Kolo Toure ayaa noqday dooqa koowaad ee daafaca mar kale caawa kadib markii uu macalin Klopp ku dhageestay Skrtel bench waxaana uu Klopp...

Ateltico Madrid oo ka badisay Bayern Munich lugta hore ee Sema Finalka

Kooxda Ateltico Madrid ayaa guul ka gaartay is araga hore ee wareega afar dhamaadka ama Sema Finalka Koobka Champions League, kadib markii kooxda Bayern Munich ay uga...

Man City iyo Real Madrid oo ku kala tagay barbaro goolal la’aan ah .

Man City iyo Real Madrid oo barbaro goolal la’aan ah ku kala tagay kulankii Etihad ee Champions League Semi-finalkiisa. Man City iyo Real Madrid oo ku kala tagay...

Maxaa kala heysta caawa Kooxaha Man City iyo Real Madrid

Kooxda Manchester City ayaa caawa garoonkeeda Etihad Stadium ku soo dhoweyn doonta kooxda ugu koobabka badan Koobka Champions League Real Madrid. Man City ayaa ku jirta...