Category: HORUMARKA DALKA

Akhriso Waxyaabaha laga filan karo kulanka beri yeelanayaan Baarlamaanka Soomaaliya

Waxaa la filayaa maalinta berito oo taariikhda ku beegan tahay 31-da bisha Maarso in kulan xasaasi ah xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka...

(AKHRISO):Guddoomiye Cawad oo caawa shir jaraa’id uu qabtay kaga hadlay xiisada siyaasadeed ee ka taagan dalka.

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa caawa shir jawaa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,...

Ciidanka Xoogga dalka oo gubay Maandooriyaal kala duwan

Ururka Xasilinta Gobolka Mudug ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay ka sameeyeen ayaa waxa ay ku oo qabqabteen Maandooriyaal kala duwan, waxaana lagu...

Akhriso War Qoraal ah ee ka soo baxay Dallada Bulshada Rayidka SOSCENSA

Dallada Bulshada Rayidka ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA oo war saxaafadeed soo saartay xiisada siyaasadee ee dalka ayaa waxa ay sheegtay in ay ka...

R/W ku xigeenka Soomaaliya oo shaqaalaha Xafiiska kala qayb-qaatay Ololaha Nadaafadda

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb–qaatay ololaha...

XOG: Dowladda Maraykanka Oo Ammar Kusoo Rogtay Farmaajo, Kheyre Iyo Jawaari

Warar hoose waxay sheegayaan in dowladda Maraykanka ay ammar degdeg ah kusoo rogtay madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Kheyre iyo sidoo kale guddoomiye Jawaari. Ilo...

G/Yariisow oo digniin u diray Shacabka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho C/raxmaan Cumar  Cismaan Yariisow ayaa digniin u diray  dhamaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada ku...

Kheyre iyo Keating oo ka wada hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalku marayo.

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mechael Keating ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed...

Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Horumarinta Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo...

Allow intii dalka wanaagiisa jecel inoo daaa