Category: HORUMARKA DALKA

warbixin+sawiro=Qalabkii lagula socon lahaa Maamulka Hawada Soomaaliya oo lagu guuleystay

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jirta la soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo maalmaha soo socda la furi doono Xarunta lagala socon...

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu bishii hore soo magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, kaddib kulan aan caadi...

Daawo Muuqaal SOO DHAWEENTII LOOGU SAMEEYE MOGADISHO BOQORKA DHAANTADA CALI DHAANTO

pro Jawaari oo Baydhabo ka furay Shirka Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa ka furmay Shirka u dhaxeeya Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamul Goboledyada...

Fariin Culus oo ka timid Madaxwaynaha Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayip Erdogan!

Waxaa kulan wada qaatay Madaxwaynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo & Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Somalia, wuxuuna u sheegay dawlada Turkiga...

Sidee loo tigsadaa nolol dhab ah, qaybta 20) Sideed U Noqon Kartaa Qof Guulaysta?

Sidee baan ugu gulaysan karaa nolosheyda una noqon karaa qof guul ka soo hooya wax walba oo uu u dhaqaaqo. Waxaad isku daydaa in aad ku gulaysato arimahaaga khaaska ah...

DAAWO MUUQAAL Cuntitaanka Muusku Waxay Daawo ka Tahay Hurdo La’aanta iyo waxyaaba kaloo badan !!

Baaritaano hor leh oo lagu ogaaday faa´iidooyin badan uu Muuska leeyahay waxaana Caawa  halkaan ka Akhrisan kartaan qaar kamid ah Faa´iidooyinka uu Mooska kuu...

Jawaari oo la kulmay Xildhibaanada Dhalinyarada ee ku jira Baarlamaanka Daawo Sawirro!!

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta kula la qaatay Xildhibaanada Dhalinyarada ah ee ku jira Golaha...

DAAWO MUUQAAL> Qoriga iyo qalinka keeba qaalisan, yuusa yahay wiilka qoriga sida??

Naciima Waa Gaber Dhalinyara Soomaali ah kuna nool Swedan, Naciima waxay isku dayeesaa inay bugsiiso Qalbiyada Dad Reer Habel afkooda ukala qaada amma ubuka kala saar...

Daawo Sawirro: Shacab Turki labo Dhalasho leh oo wacad ku maray inay u hagar bixi doonaan Madaxweyne Erdogan!!

Turki Wadaniyiin ah oo aad u fara badan ayaa iskugu soo baxay gudaha dalka Germany gaar ahaan magaalada Oberhausen kuwaas oo soo dhaweenayay Raisul wasaaraha dalka...