Category: MAQAALO

AKHRISO: Soomaaliya oo yeelaneysa xaruntii ugu horreysay ee is-weydaarsiga Internet-ka

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa billowday dhismaha Xarunta Is-weydaarsiga Internet-ka (Internet Exchange Point) ee magaalada Muqdisho (MogIX),...

Mudane Maxamed Tiicey Madaxweynihii hore Ximan iyo Xeeb Oo Xaflad Soo Dhaweyn Loogu Sameeyey Caasimada Muqdisho

Xaflad heerkeedu sareeyo ayaa lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa  lagu qabtay Hotel Makka Almukarama Ee...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha ay gaareen Xulka da’yarta Kubada Cagta Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo u diray xulka da’yarta ah ee kubada cagta Somalia oo galabta u gudbay ciyaarta kama...

Xulka K/Cagta Junyorka Somalia oo u gudbay finalka Koobka Bariga & Bartamaha Afrika

Xulka Qaranka kubada cagta ee dalkeena Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa gaaray finalka koobka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA oo ka socda...

Silaca iyo Saxariirta ay ku nool yihiin Haween Soomaaliyeed Ee ku sugan Dalka Indonesia

Dalka Indonesia waxaa kunool Soomaali badan oo dalkaasi u tagtay qaxootinimo iyo waxbarasho, waxaana Soomaalida qaar loo aqoonsaday in ay yihiin Qaxooti halka kuwa...

Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u...

Dawladda Hoose Muqdisho oo maanta furtay tartan Qandaraas oo lagu dayactiraayo 6 xafiisyo ee Degmo

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D/Hoose ayaa maanta lagu furay codsiyo ku saabsanaa Qandaraas dayactir ee xafiisyo loogu adeegi...

Dhalinyaro Soomaali ah oo loo xiray dil loo geystay Haweeney u dhalatay Canada

Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray Magaalada Toronta ee dalka Canada ka dib markii lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil ka dhacay...

Kalluunka Suuqyada Muqdisho oo Hoos U Dhac Laga Dareemayo

Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qiimaha kalluunka uu aad u sareeyay ayaa hadda waxaa ku yimid hoos dhac taas oo ay kalluumeysatadu ku sababeyeen xilliga kuleylaha ee...

Kenya oo shaacisay in Si KMG Ah Dhismaha Darbiga u Joojiyeen (AQriso)

Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM....