Category: MAQAALO

Malala waa 20jir udooda xuquuqda aadanaha oo markii ugu horraysay ku laabatay Pakistan

Gabadha abaalmarinta nabadda ee Nobel-ka ku guulaysatay Malala Yousafzai ayaa ku laabatay Pakistan markii u horraysay tan iyo markii ay toogteen malayshiyada Taliban....

inkabadan 65 qof oo ku dhimatay dab ka kacay Xabsi ku yaalla Valencia

Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 70 ruux ayaa ku dhimatay ka dib markii uu dab ka kacay xabsi ku yaalla magaalada Valencia ee dalka Venezuela sidda ay sheegeen...

QM oo dib u billaabaysa soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira Xeryaha Dhadhaab

Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqday in ay sii kordheen Dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay ka baxaan Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Kenya kuna laabtaan Dalkooda Hooyo ee...

Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Horumarinta Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo...

Arday Somaliyed oo sanado lagu la’aa dalka Bangaladesh oo Booliska isku dhiibay

Ardey Soomaaliyeed oo muddo sanad ah lagu la’aa gudaha Magaalada Dhaka ee Caasimadda dalka Bangaladesh ayaa isku dhiibay Booliska dalkaasi. Ardeyda ayaa u sheegay...

Golaha ammaanka ee QM oo isku raacay muddo kordhinta xafiiska UNSOM

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in Muddo kordhin loo sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ee ka howlgalla Gudaha Soomaaliya. Shir ay ku yeesheen...

Taliska booliska oo amar kusoo rogay Gaadiidleyda Boosaaso

Taliska booliiska gobolka Bari ayaa amar kusoo rogay gaadiidka Takaasida ah ee ka dhex shaqeeya magaalada Bosaaso, kuwaas oo ah baabuurta ugu badan oo ay isticmaalaan...

Allow intii dalka wanaagiisa jecel inoo daaa

warbixin+sawiro=Qalabkii lagula socon lahaa Maamulka Hawada Soomaaliya oo lagu guuleystay

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jirta la soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo maalmaha soo socda la furi doono Xarunta lagala socon...

Somaliland oo ka jawaabtay hanjabaad ka soo yeeray Kooxaha Xuutiyiinta

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray Kooxaha Xuutiyiinta Yemen, oo u hanjabaya inay gantaalo ku soo weerari doonaan...