Category: MUUQAAL

Daawo : R/wasaare Khayre oo ka hadlay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay MUUQAAL!!

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay inay tahay wax laga xumaado inay jiraan weli kooxo nabadda...

DAAWO: Marwo Sahra Mire oo soo Bandhigtay Noocyada Ragga Soomaaliyeed Muuqaal!!

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Kooban oo Sahra Mirre ay kusoo bandhigtay, Noocyada Ragga Soomaaliyeed, oo qaar kamid ah ay la yaab leeyihiin. Sahra...

Daawo: Rag Cadaan saaxiriin ah oo Gabdho ku afduubtay Hargeysa iyo gabadh Fanaan Caan ah dhalay oo ka badbaaday!

Daawo Rag Cadaana ayaa magaalada Hargeysa ku  Af-duubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxayaan iyadoo ay ka badbaaday Faadumo Cismaan ALMIS oo uu dhalay Fnaaanka...

Muuqaal: R/wasaare. Khayre oo maanta Dhagax Dhigay Xarun muhiim ah iyo Khudbadihii laga soo jeediyey goobta!!

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta ay Yeelan Doonto Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Waxaana kasoo qayb...

MUUQAAL: Universal Tv oo Baahiyey Warbixin Dhegaha looga Tumay C.wali GAAS iyo Diyaarada uu Saaran yahay!

Telefishinka Universal ayaa Warbixin ka Diyaariyey Safarada C.wali Gaas oo noqday Madaxwaynihii ugu Safarka Badnaa ee Puntland, Iyadoo si gaar ah loogu Xusay Safarkii uu...

Sawirro: Madaxwayne Erdogan oo Soo dhowayntii ugu Balaadhnayd loogu Sameeyay dalka Ruushka Daawo Muqaal!!

Madaxwaynaha Dawladda Turkiga MR. Rajab Dayip Erdogaan ayaa soo dhowayn Balaadhan Loogu sameeyay Dalka Ruushka, Isagoona Kulan la qaatay madaxwayne Puntin. Madaxwayne...

DAAWO: Soomaali qaybtii labaad oo Daraati Laga soo Masaafuriyey Mareykanka oo Muqdisho kasoo degay Maqaal!!

Dawladda Maraykanka ayaa tarxiishay koox kale oo muwaadiniin Soomaali ah oo la sheegay in maanta laga soo dejiyey magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan dawladda...

DAAWO: Dawladda Turkiga oo Go’aan Farxad uga qayb qaadanaysa Abaaraha MUUQAAL!!

Madaxweynaha Turkiga Oo taageere buuxda kaga Farxiyey Soomaalida Abaaraha Sameeyeen, Gar Gaarkii ee wadeen…….

Daawo Nimco Xasan oo La Ooyday Abaaraha socda, Baaqna u dirtay Bulshada Soomaaliyeed MUUQAAL!!

Daawo Nimco waa Gaber dhalinyarada ka mid ah oo La Ooyday Abaaraha Baaqna u dirtay Bulshada Soomaaliyeed

Daawo: Wasiirka madaxtooyada S.land oo Kashifay Heshiis Qarsoodi ahaa oo Siilaanyo iyo Xasan sheekh ay Galeen MUUQAAL!

Wasiirka madaxtooyada maamulka Somaliland Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Arinta Saldhiga magaalada Berbera ayaa Kashifay inuu Jiray Heshiish ay ku wada gaadheen...