Category: WARAR KALE

Dhagayso:Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka wadahadley arimo badan

Madaxweynaha iyo Mr Ban ayaa ka wadahadley xaaladda Soomaaliya ee dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, xuquuqda aadanaha iyo arrimo kale. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Dowladaha Soomaaliya Iyo Ingiriiska oo kala saxiixday Heshiis dhanka Ammaanka ah

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya AmbHarriet Mathews,ayaa maanta xarunta...

Dowladda Japan oo sheegtay in taageero lacageed ugu yaboohayso Soomaaliya

Dowladda Japan ayaa 37 Milyan oo Doolar ugu deeqday  dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyadoo sheegtay iney sii kordhineyso taageerada Soomaaliya. Ra’iisal...

Daawo:Taliye Gafow oo soo bandhigay codsi ka yimid Waran Cade Oo ku saabsan in Xafiis bixiya Basaboorka Somaaliya laga furo Hargeysa

Taliyaha waaxda hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda Fedraalka Somalia, mudane C/llahi Gaafow Maxamuud, ayaa shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada...

Daawo: Doorka maanta Shacabka waxaa hogaaminkara Aqoon-yahan damiir lahoo daacad iyo wadaninimo ilaah isugu daray.??

waxaa doorka maanta Shacabka hogaaminkara Aqoon-yahan damiir lahoo daacad iyo wadaninimo ilaah isugu daray.??? Adiguba dadaaloo horumari dalkeynooo”’...

Daawo:Wariye Zakariya Mahamud TimaCadde Oo Ka Xogwaramay Safarkii Uu Ku Tagay Baydhaba Janaay+(Sawiro/Muqaal)

Waxa uu yiri wariyuhu marka uu kasoo laabtay safar shaqo uu ku tagay magalada baydhabo ee xarunta gobolka bay’Wax kabaro Beydhaba Janaay,Sidoo kale warbixintan uu...

Barraha Internet-yada oo lagu baahinaayo Muqaalo Iyo Sawiro Laga qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh xili uu ku sugna Magaalada Eldoret,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkii uu ku tagey Magaalada Eldoret,waxaa uu ka soo hoyey bahdil dhanka dhaqanka somalida, markii uu...

Sacuudiga oo fursado shaqo u soo bandhigay shaqalaha somaliyeed

Wasaaradda Shaqaalaha dalka Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan ku dhawaaqday in ay albaabada u furtay in ay Soomaaliya kasoo qaadato shaqaalo, hase yeeshee waxa ay ku xirtay...

R.Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ambasador Abdillahi Siciid Cismaan oo Dalka Mareykanka ku Geeriyooday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa ka...