Category: WARAR KALE

Shir dhaqaale loogu yaboohayo Yemen oo ka furmayaa Geneva

Shir dhaqaale loogu yaboohayo waddanka Yemen ayaa waxa uu maanta ka furmayaa xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada Geneva. Qaramada Midoobay ayaa waxa ay...

Midowga Afrika oo War kasoo saaray Weerarkii ka dhacay Buulomareer

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa War kasoo saaray Weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka...

Duqeyn lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacday Jubbada hoose

Diyaarad Drone ah, ayaa duqeyn waxa ay ka fulisay duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose, iyadoo duqeyntaasi ay ku dhinteen dad shacab ah. Duqeynta ayaa...

Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Ceelwaaq Ee Gedo

Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad halis ah oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday dad u badan barakacayaal oo ku sugan degmadaasi....

Ciidamada Puntland oo Weeraray degaanada Booj iyo Dhagax Dhaabur

Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxa ay a fuliyeen degaanada Booj iyo Dhagax Dhaabur ee Buuraha Cal Madow sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka...

Qaraxyo lagu Weeraray Magaalada Maiduguri

Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta waqooyi bari waddanka Nigeria Kooxo hubeysan ayaa Weerar iyo qaraxyo  culus ay kusoo qaadeen caasimadda gobolkaasi ee Maiduguri ....

Xildhibaanadii waday Mooshinka Jawaari oo shaaciyay xilliga ay BF horgeynayaan Mooshinka

Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Mooshinka ka wada Guddoomiyaha Golaha hacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxa ay sheegeen in aysan jirin...

Wasaaradda Maaliyadda oo u digtay ganacsatada Soomaaliyeed

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/laahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa ganacsatada dalka kaga digay in dalka ay soo geliyaan...

Uganda oo sheegtay 22 Shabaab ah in ay ku dishay dagaalkii Buula Mareer

Ciidamada Difaaca Uganda ayaa sheegay in Ciidamadooda ay dileen 22 ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab, kadib dagaal shalay barkhadii ka dhacay degaanka Buula Mareer ee...

Dagaal ka dhacay Kashmir-Hindia

Ugu yaraan 20 ruux ayaa dhimatay 70 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii uu dagaal adag dhexmaray malayshiyo iyo xoogagga dawladda Hindiya ee ku sugan qaybta ay...