Category: WACYIGELIN

Xulka K/Cagta Junyorka Somalia oo u gudbay finalka Koobka Bariga & Bartamaha Afrika

Xulka Qaranka kubada cagta ee dalkeena Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa gaaray finalka koobka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA oo ka socda...

Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi kula kulmay...

Xildhibaan Axmed Fiqi “Madaxweynuhu wuxuu dareemay muhiimadda baaqyadii kala duwanaa iyo in khatar dalku ku socdo”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay soo jeedintii Madaxweynaha ee lagu hakiyay shirkii Baarlamaanka ee loo balansanaa, isagoo xusay in Madaxweynaha looga baahan...

Wiil Soomaali ah oo Magdhow loo siiyay saddex milyan oo EURO

Nin Soomaali ah oo si khalad ah loogu xukumay dilkii wariye RAI Ilaria Alpi iyo sawir qaade Milan Hrovatin ayaa helay saddex milyan oo yuuro oo magdhow ah ka dib Sanado...

Akhriso Waxyaabaha laga filan karo kulanka beri yeelanayaan Baarlamaanka Soomaaliya

Waxaa la filayaa maalinta berito oo taariikhda ku beegan tahay 31-da bisha Maarso in kulan xasaasi ah xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka...

Ciidanka Xoogga dalka oo gubay Maandooriyaal kala duwan

Ururka Xasilinta Gobolka Mudug ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay ka sameeyeen ayaa waxa ay ku oo qabqabteen Maandooriyaal kala duwan, waxaana lagu...

Akhriso War Qoraal ah ee ka soo baxay Dallada Bulshada Rayidka SOSCENSA

Dallada Bulshada Rayidka ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA oo war saxaafadeed soo saartay xiisada siyaasadee ee dalka ayaa waxa ay sheegtay in ay ka...

R/W ku xigeenka Soomaaliya oo shaqaalaha Xafiiska kala qayb-qaatay Ololaha Nadaafadda

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb–qaatay ololaha...

G/Yariisow oo digniin u diray Shacabka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho C/raxmaan Cumar  Cismaan Yariisow ayaa digniin u diray  dhamaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada ku...