Category: WACYIGELIN

Howlgal lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya oo ka dhacay degmada Wadajir

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa howl gal xalay ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah xaafadaha degmada Wadajir ku soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya....

Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Horumarinta Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo...

Allow intii dalka wanaagiisa jecel inoo daaa

Daawo Muuqaal SOO DHAWEENTII LOOGU SAMEEYE MOGADISHO BOQORKA DHAANTADA CALI DHAANTO

Jawaari oo la kulmay Xildhibaanada Dhalinyarada ee ku jira Baarlamaanka Daawo Sawirro!!

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta kula la qaatay Xildhibaanada Dhalinyarada ah ee ku jira Golaha...

Madaxweyne Farmaajo oo booqashadii u horeysay ku tagaya mid ka mid ah dalalka deriska!!

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in dhamaadka bishan uu booqasho ku tago dalka Kenya, taasoo noqon doonta booqashadii u horeysay ee uu...

DAAWO: Beenta laga sheegay Hawada Soomaliya iyo Sir Culus oo soo baxday MUUQAAL!

Waxaanu  Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Kooban oo daaha Looga Qaaday Beentii laga sheegay Hawada Soomaaliya oo Xiligan Halis ku jirta IYO He´ado Mooryaan ah...

Nabadoonka Beesha Ilaaway Cismaan ayaa Codsaday in si dhah ah loo joojiyo Dagaalka ka socda Degmada Cadale kaas oo udhaxeeya Walaalha Abgaal Cismaan!!

Nabadoonka Beesha ilaawaay Cismaan, ee Shabeelaha dhaxe Nabadoon Axmed Muuse ayaa Codsaday in si deg deg ah loo joojiyo Dagaalka ku soo noq´noqday Shabeelaha Dhaxe...

:-Gudoomiyaha Ganacsatada Gobalka Banaadir Oo sheegay in ay Hanti fara badan ku Gubatay Suuqa weyn ee Bakaaraha!!

 Gudoomiyaha Ganacsatada Gobolka Banaadir C/naasir Cali Maxamed oo la hadlayey Raadiya KNN ayaa Sheegay in Hantidii Ku gubatay Suuqa ugu weyn Soomaaliya Ee Bakaaraha...

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Mooshin laga keenay qarkana usaaran in labadallo!!

Xildhibaanno ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa Mooshin ka keenay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi...