Category: WACYIGELIN

Geerida Ayaa Waano Noogu filan

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo ka...

Geeridii Nabiga S.C.W

Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman...

AKHRISO:Maqaal ka hadlaya 8- Arimood oo si xun u dila Mooraalka Carruurteena Soomaaliyeed

Daraasad lagu sameeyey dalka Brazil ayaa sheegtay 8 arrimood oo ay u badan tahay in ilmaha yar mooralkiisa wax u dhinto, taas oo keenayso inuu ka dhex baxo barwaaqadii...

Kulamo lagu Wacyi-galinayo Bulshada Degmada Xamar-weyne oo lagu qabtay Xarunta Degmadasi+(Sawiro)

Kulankaan oo ahaa mid wacyigalineed ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Bulshada Dagmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, ku waasoo ka faa,ideystay Riwaayadaha iyo...

Daawo Sawiro+Warbxiin Xiiso leh Oo ka hadlaysa Xaalada Guud Ee Ka Jirta Hobyo, Wisil, Bud-Bud, Xaaro, Ceel-Dibir, Af-Guduudle, Bajeela, Biyamaal, Xera-Dhagaxley, Lebed, Xiin-God, Carfuuda iyo Laasa-Cadale, Laaso-Cayr

Safarkeygii Hobyo, Wisil, Bud-Bud, Xaaro, Ceel-Dibir, Af-Guduudle, Bajeela, Biyamaal, Xera-Dhagaxley, Lebed, Xiin-God, Carfuuda iyo Laasa-Cadale, Laaso-Cayr Waxaan...