Category: WARAR

Akhriso: Deegaanno iyo dagmooyin ka tirsan gobollada dalka oo laga arkay bisha shawaal

Wadamada islaamka qaarkood ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ay tahay maalinta koowaad ee bisha shawaal . Wadamada sacuudiga ,imaaraadka,qadar,maleeshiya iyo dalal kale...

Korneyl Cabdi rashiid Barre Gurxan oo lagu dilay gurigiisa oo ku yaala dagmada ceel-waaq

Wararka ka imaanaya dagmada ceel-waaq ee gobolka gedo ayaa waxa ay sheegayan in dableey hubeysan ay galabta gabal dhicii gurigiisa ku dhex dishay sargaal ka tirsan...

Shaqalaaha dowladda federaalka oo mudo seddex maalmood ah shaqada laga fasaxay

Dowladda soomalia ayaa mudo seddex maalmood ah fasaxday dhamaan shaqaalaha dowladda munaasbadda ciidul fidriga awgeed. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda shaqada...

Mareykanka oo balan qaaday in dhamaadka sanadkaan safaaraddiisa usoo wareejin doona magaalada muqdisho

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan doono Soomaaliya, marka ay...

Akhriso: Waxqabadka dowaldda ee tobobaadkii lasoo dhaafay

Mogadishu, 24 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....

Sacuudiga oo fashiliyay weerar qaraxyo ah oo lagu qaadi lahaay masjidka barakeysan ee makka

Wasaarada arrimah gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay fashiliyeen waxa ay ku tilmaameen argagixiso qorshaynaysay in ay...

Akhriso: Wax ka baro shaqsiyadda iyo taariikhda hogaamiyaha baxsadka ka ah Alshabaab ee abuu mansuur

Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo dadka u yaqaanaan Roobow ayey Mareykanka ka saareen liis ay dul dhigeen lacago malaayiin ah, liiska waxaa ka mid ahaa 6 kale oo ka tirsan...

Koonfur galbeed oo si diiran usoo dhaweysay in mareykanka uu liiska argagaxisada ka saaray mukhtaar roobow

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo dhoweeyay xayiraadii laga qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, kaasoo war ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka lagu...

Dowladda mareykanka oo ku dhawaaqday in liiska argagaxisada ay ka saartay Mukhtaar Rooboow Abuu mansuur

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu...

Sawirro: Madaxweyne farmaajo oo magaalada kampala kula kulmay madaxweynaha uganda Yoweri Kaguta Museveni

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay...