Category: WARAR

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda federaalka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 June 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha DFS...

Milkiilaha Facebook Mark Zuckerberg Xalay Oo la Kulmay Soomaalida Ku Nool Minneapolis

Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah Soomaalida halkaas ku nool, sida uu...

PRESIDENT FARMAAJO’S SPEECH AT THE REFUGEE SOLIDARITY SUMMIT, KAMPALA-UGAND

Excellences and Distinguished delegates Let me start by thanking H.E Yoweri Museveni, President of the Republic of Uganda for hosting the Uganda Solidarity Summit for...

Sawirro: Ra’iisal Wasaaraha oo ka qeyb galay Janaasadii Wasiir Sh. Maxamed Yusuf Awlibaax.

Muqdisho, 23 June 2017—Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu...

Daawo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay dalalka martigeliya qaxootiga in ay….

KAMPALA, Uganda (23ka Juun, 2017) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka...

Waqtiga oo furmaya kalfadhiga labaad ee baarlamaanka federaalka oo la ogaaday

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad...

Qadar oo la hordhigay sharuudo adag oo ay ugu weyntahay aljazeera in ay gabi ahaan hawada ka saarto

Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qadar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajibtahay in ay fuliyaan haddii ay rabto in laga qaado xayiraadda ay...

Alshabaab oo weerar xoogan ku qaaday banki ku yaala gudaha wadanka kenya

Madaxweynaha jubbaland oo ka tacsiyadeeyay geeridii xalay ku timid wasiir Maxamed Yuusuf Awlibaax

Sawirro: Shirka golaha wasiirada maxaa qodobo ah oo maanta ka soo baxay

Muqdisho, 22 June 2017 —-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal...