Category: WARAR

Suxufiyiinta madax banaan oo aan ku jirin Nusoj ayaa soo dhaweyay go’aankii kasoo baxay Wasiirka Warfafinta Somaliya+(Sawiro)

Kulankan oo maanta ka dhacay magaalada muqdisho waxa isugu yimid suxufiyiinta madax banaan Ee ka howlgala Warbahinada  dalka, kuwaas oo madasha ku soo marxaladihii...

Go’aan laga soo saartay Muranka NUSOJ

Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa

Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka South Africa Saddex kalana waa lagu dhaawacay kaddib markii kooxo hubeysan ay ku weerareen goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen...

Dhageyso: Dad ku dhintay Dab ka kacay Xerada Rajo Ee Muqdisho

Wararka ka imaanaya Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Dab ka kacay Xerada Rajo oo dhimasho iyo Dhaawac geeystay uu goor dhaweyd ka kacay Xeradaasi....

Kulan looga hadlayo xabad joojin laga dhaqan galiyo dalka Syria

Dawlada Rushka ayaa wada qorshe  heshiis xabad joojin ah looga dhaqan galinayo wadanka Syria horaanta bisha soo socota Diblomaasiyiin reer galbeed ah ayaa u sheegay...

Maxaa kasoo baxay kulankii u dhaxeeyey Puntland iyo Beesha Calaalamka

iyadoo Sadaxdii Cisho ee la soo dhaafay shirar aan kala kac lahayn Magaalada Garow ay ku lahaayeen Madaxda Maamulka Puntland-Xubnaha Wafuuda beesha Caalamka ee Amp...

Qoysaska Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxotiga dha-dhaab oo dalkooda ku soo laabanaya kadib markii ay waayen daryeel wanagsan

Inkabadan 40 qoys oo ka mid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Qaxootiga dha-dhaab ee waqooyi bari dalka Kenya ayaa la filayaa in maanta  dib ugu soo...

R.Wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qayb galay Munaasabad loogu dabaal dagayay sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Somaliya

Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay aas-aaska...

Madaxweyne Somaliya oo qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq+(SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee...

Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo dhaweyey madaxweyne ku xigenka Ciraaq Iyo Akhrinta Sedexaad Sharciga Maareynta Musiibooyinka+(sawiro)

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa bilowga kulanka Baarlamaanka waxa uu sheegay in mooshinka...