Category: WARAR

Daawo: Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Madaafiic Shalay ku soo dhacay Warta Nabadda

Iyadoo Shalay Madaafiic ay ku soo dhaxeen Degmada Warta-nabadda Ee Magaalada Muqdisho islamarkaana ay geysteen Khasaaro iskugu jira Dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ka...

Somaliland oo sheegtay ineysan quseyn go’aanka lagu joojinayo duulimaadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay go’aanka Dowladda Soomaaliya iney ku hakineyso duulimaadyada u kala gooashayay magaalooyinka Hareysa iyo Muqdisho. Wasiir...

Dowladda Somaliya oo sheegtay 21 cisho in la joojinaayo Duulimaadyadii tagi jiray Magaalada Hargaysa

Dowladda Somaliya ayaa waxa ay si rasmi ah u xaqiijisay in la mamnuucay muddo 21 cisho Duulimaayadii tagi jiray magaalada Hargaysa, kuwaasi oo ka ambabixi jiray...

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi

Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya, ayaa (31-01-2016)xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo...

Booliska dalka Kenya oo markii ugu horeysay isticmaalaya gawaarida gaashaaman

Booliska Kenya ayaa markii ugu horeysay la soo gaarsiiyay gawaarida gaashaaman kuwaasoo ay ku howlgali doonaan waxaana lagu qabtay maanta munaasabad lagu soo bandhigayay...

WHO oo sheegtay cudurka ZIKA inuu qatar ku yahay caalamka –

Hay’ada caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaacisay in cudurka Zika Virus uu hada noqday mid khatar ku ah caalamka, kadib markii uu si baaxad leh ugu fiday dalalka...

Jubbaland oo dafirtay in Duqeymaha Kenya ay Shacab waxyeelo ka soo gaartay

Maamulka Jubbaland oo markii ugu horeysay si faah faahsan uga hadlay duqeymo iyo dagaallo dhowaan ka dhacay gobbolka Gedo, gaar ahaan deegaanka Ceel-Cadde ayaa beeniyay...

Madaxweynaha Galmudug oo booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDs+Sawirro

Madaxweynaha dowladgoboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kormeeray qeybta 21-aad ee ciidamada XDS. Kormeeerka maanta uu madaxwaynaha  Galmdug ku tegay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,  kaddib markii uu mgaalada Adis’ababa uga soo...

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari oo Xabsiga la dhigay

Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka amaanka Puntland  Gacanta ku dhigeen Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad...