Category: WARAR

Ganacsade Caan ah oo lagu Dilay Qarax Degmada Afgooye

Allah ha u naxariistee waxaa maanta Qarax ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ku dhintay Ganacsade Xaaji Abuukar Hiraabe Calasow oo ka mid ahaa Ganacsatada...

TOPNEWS:- Axmed Siilaanyo oo ka hadlay Shirarka Madaxda Soomaalida

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomaaliland ayaa ka hadlay Arrimo dhowr...

Iiraan: “horta Jabuuti xaggee ku taallaa?”

Iyada oo Waddamada Carabta intooda badan ay ku dhawaaqeen in ay xiriirka u jareen Dowladda Iiraan ayaa waxaa arrintaasi ka mid noqotay sheeko si gaar ah u soo jiidatay...

Saxafiyiinta Galgaduud oo ka soo horjeestay Shirku Sheega Saxaafadda ee Muqdisho

ururka Saxafiyiinta Gobolka Galgaduud iyo Dhamaan Wariyaasha ka howlgala Gobolka Galgaduud waxa ay halkan ku cadeynayaan in aysan qayb ka aheyn Shir lagu sheegay in...

Sababta uu u baaqday Shirka Kismaayo oo la sheegay

War ka soo baxay Madaxtooyada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa lagu Cadeeyay inuu maanta baaqday Shirkii Madasha Qaran ee ka Furmi lahaa Magaalada...

Shirkii Kismaayo oo mar kale dib u dhacay

Waxaa lagu soo waramayaa inuu dib u dhacay mar kale shirka wadatashiga Kismaayo   Sida uu BBC-da u sheegay wasiirka arimaha gudaha Jubbaland maxamed warsame...

Ammaanka Magaalada Kismaayo oo maanta si weyn loo adkeeyay

Ammaanka Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbadda Hoose ayaa maanta si weyn loo Adkeeyay,iyadoo Ciidamo aad u badan la dhigay Wadooyinka waa weyn ee Magaaladaasi...

Jaamacadda Garissa oo maanta dib loo furay

Waxaa sagaal bilood ka dib dib loo furay shaqada Jaamacada Garissa oo maanta ardaydii ay ku noqdeen Sida ay dowlada Kenya sheegtay amaanka dhismaha jaamacada ayaa aad...

Shirkii beri Kismaayo ka furmi lahaa oo dib u dhacay iyo Axmed Madoobe oo Safar deg deg ah ku yimid Muqdisho

Shirkii la filayay in 10 Bishaan January uu ka furmo magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa warar hoose waxaa ay sheegayaan in dib uu u dhacay ...

Deg Deg:- Shirkii Kismaayo oo baaqday iyo Axmed Madoobe oo Xanaaqsan oo Muqdisho yimid

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa Shaaca ka dhigay inuu dib u dhacay Shirkii Madasha Wada tashiga...