Category: WARAR

Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in maqribnimadii caawa uu halkaasi ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay qaar ka...

Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay wixii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay wixii maanta ka dhacay xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiye Jawaari...

AMISOM oo la wareegtay Amniga xarunta Golaha Shacabka

Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la wareegay Amniga xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho kadib markii Maanta uu baaqday kulankii Baarlamaanka...

Fanaannada Sahra Axmed Jaamac oo Geeriyootay

Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland waxaa Isbitaal u yaalla Magaalada Hargeysa ku geeriyootay Fanaannada Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac. Sahro ayaa...

Warar ku saabsan xarunta Golaha Shacabka Somaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen ciidamo aad u badan oo ay hoggaamiyeyaal taliyeyaasha...

Jawaari Oo saxafada usheegay in Madaxweynaha ku amray in uu is casilo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo galabta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay wada...

Wararkii ugu dambeeyay waan waantii lagu xalinayay khilaafka Baarlamaanka

Warar lla helo ayaa sheegaya inuu fashilmay dadaaladii iyo waan waantii uu waday Madaxweyne Farmaajo ee ku aadanaa xalinta khilaafka Baarlamaanka ee ka dhashay...

Silaca iyo Saxariirta ay ku nool yihiin Haween Soomaaliyeed Ee ku sugan Dalka Indonesia

Dalka Indonesia waxaa kunool Soomaali badan oo dalkaasi u tagtay qaxootinimo iyo waxbarasho, waxaana Soomaalida qaar loo aqoonsaday in ay yihiin Qaxooti halka kuwa...

Shir looga hadlayo Kor u qaadida Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka oo ka socda Garowe

Shirkaan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo tan Dowlad Gobaleedka...

Faahfaahin dagaal ka dhacay Gobolka Gedo

Wararka inaga soo gaaraya degaanka Buusaar ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab....