Tag:

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Madasha Oo ka socday Muqdisho

Iyadoo Magaalada Muqdisho laga furay Shirka Madasha Qaran ee lagu Go’aaminayo Nuuca Doorasho ee Dalka ka dhici karta dhamaadka Sanadkaan ayaa waxaa ka soo baxaya...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kenya+(Sawiro)

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka uduulay dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Eldoret. Madaxweyne Xasan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Eldoret...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Kenya uga qeyb galaya Aas loo sameynayo Askartii lagu Dilay Ceel-cadde

Afhayeenka Madaxtooyadda dalka Kenya, Manoah Esipisu ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ka qeyb geli doono Aaska Qaran ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday Dhaawacyadii Weerarkii Liido+(Sawiro)

Guddoomiyah Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib Safar Dalka dibdiisa oo uu ku Maqnaa ayaa soo Booqday...

Alle ha u Naxariisto Marxuum Cabdi Xaaji Gobdoon

Waxa uu ahaa Qof muhiiim ah oo inaga baxay Alle ha u naxariisto cabdi xaaji gobdon ma dhinta waa ilaah anaguna walaalyaal aynu u soo duceyno ” Qofkii mar la...

Hannaanxumo mise hoggaanxumo?!

Maxaa lagu gartaa hoggaamiyaha wanaagsan, diinta islaamkuna maxay ka tiri? Marka laga hadlayo hoggaanka fiican ama hoggaamiye fiican, waxaa , in ay maskaxdeenna ku soo...

Kulamo lagu Wacyi-galinayo Bulshada Degmada Xamar-weyne oo lagu qabtay Xarunta Degmadasi+(Sawiro)

Kulankaan oo ahaa mid wacyigalineed ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Bulshada Dagmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, ku waasoo ka faa,ideystay Riwaayadaha iyo...

Shirka Madasha Qaran oo lagu soo Xirayo maanta Muqdsho .

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu soo xiro Shirka Madasha Qaran ee lagu Go’aaminayo Nuuca Doorasho ee Dalka ka dhaceysa...

Suxufiyiinta Warbahinta Somaliyeed oo ka tacsiyeeyay geerida Cabdi Xaaji Goobdoon

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Suxufiyiinta ka howlgasha warbahinta somaliya ayaa dhammaan uga tacsiyeeyay Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan...

Al shabaab oo qabsaday Ceelcadde Iyo Ciidamada Kenya oo isaga baxay halkaasi.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ciidamada Kenya ay isaga baxeen Deegaanka Ceelcadde. Dadka fara ku tiriska...