Buugyar oo kuqoran dukumiinti kusaabsan sida Soomaaliya leegu biirinaayo Itoobiiya iyo Kenya waxaana maagaliyay Yurub!!

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Putland, Cabdiwali gaas, Madawxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Madoowe, Madaxweynaha Dowlada Koofurgalbed Shariif Sh. Xasan ahna Musharax Madaxweyne Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliland Axmed Maxamuud Siinlaayo intaas oo dowladood ayaa waxa kusoo foodleh Dowladaha diriska ah taa rabtiin Kenya ama Itoobiya kubiira sida hada loo sharciyeeyay in isku biiraan Labo labo Gobal ayaa loo sharciyay Kenya iyo Itoobiya.

waxaana sirtaas laga helay buug ay qoreen Borofasooro reer Yurub Buugaas ayaa qayb ka ah Dagaalada kasocda Gaalkaciyo Buugaas waxa uu yahay iyo Cadeyn halkaan hoose kadaawo.

Comments

comments