DAAWO MUUQAAL: Xildhbaan Axmed Dayib Ka dhex Aadamey, Golaha Baarlamaanka Ee ISRAEL iyo Waxa dhacay!

Xildhibaan asalkiisu Carab yahay katirsan baarlamaanka Isra’il ayaa ka dhex aadaamay fadhi ay lahaayeen Baarlamaanka Israa’il, kadib markii uu ka carooday go’aamo kasoo baxay Xukuumada uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Benjamin Netanyahu.

Mudanahan oo lagu Magacaabo Axmed Dayib ayaa xili uu khudbad jeedinayay kagana hadlayay Sharci cusub oo Xukuumada Isra’il ku so rogtay masaajida Xildhibaankaan ayaa marqura ku bilaabay in uu aadaamo isaga oo Mikarafoonka heesta.

Xildhibaanada kale ee Baarlamaanka fadhiyay qaarkood ayaana la yaabay Mudanahan geesinimada badan muujiyay una hiilinayay diinta Islaamka iyo dadka uu matalo kana soo horjeeday sharciyada cusub ee lagu soo rogayo gobaha cibaada gaar ahaan Masaajida.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments