Madaxweyne Farmaajo & RW Kheyre oo Fariinta Bisha Ramadaan u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaarahiisa Xasan Cali Kheyre ayaa fariimo ku aadan bilashada bisha Ramadaan u diray shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa allah ugu baryay shacabka Muslimiinta ah meel walba ay joogaan in bishaan Barakeysan uga dulqaado dhibaatada isla markaana uu nabad ugu dhameeyo.

HOOS KA DAAWO FARIINTA MADAXWEYNE FARMAAJO.

Dhanka kalem RW Kheyre ayaa fariin taas la mid ah udiray shacabka Soomaaliyeed.

Comments

comments