Ogow Shan Sababood Oo Neymar Kaga Weecanayo Real Madrid!

Labada kooxood ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa aad u wada xiiseynaya laacibka PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar.

Wararka kasoo baxay arrimaha xiddiggan ayaa marba dhinac u jiidaya laacibkii hore ee Barcelona, balse waxaad halkaan uga bogan kartaa waxyaabaha uu ku dooran karo Red Devils, halkii uu dhaqaaqi lahaa Los Blancos.

#5 Xishmad uu u hayo Barcelona

#4 Ka Fogaanshaha Nacaybka Taageerayaasha Barca

#3 Rabitaanka ka ciyaarista horyaal cusub

#2 Xorriyadda Old Trafford

#1 United Oo Baahida ugu badan u qabta

Comments

comments