Category: Ciyaaraaha

Ogow Shan Sababood Oo Neymar Kaga Weecanayo Real Madrid!

Labada kooxood ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa aad u wada xiiseynaya laacibka PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar. Wararka kasoo baxay arrimaha xiddiggan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha ay gaareen Xulka da’yarta Kubada Cagta Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo u diray xulka da’yarta ah ee kubada cagta Somalia oo galabta u gudbay ciyaarta kama...

Zlatan oo kulankiisa koowaad labo gool dhaliyay

Zlatan Ibrahimovic ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankiisa koowaad uu LA Galaxy u cayaaro kulan ka tirsanaa horyaalka Mareekanka MSL.  Naadiga LA Galaxy ayaa 4-3...

Michael Owen oo saadaaliyey kulamada Premier League

Michael Owen oo iminka ciyaaraha Falanqeeya ayaa saadaaliyey kulamada Todobaadkaan la ciyaari doono ee horyaalka xiisaha leh ee English Premier League. Natiijooyin kala...

DAAWO MUUQAAL: Deegaanada Putland oo Ciyaaro adag ka dhacday!!

CIYAAR XIISO BADAN OO KA DHACDAY GAROONKA BOOSSAASO CIYAARTAAN AYAA DHEX MARTAY FC BARI IYO FC KOMSEED

Xasan Shiiq oo ku faanaayo In uu Kenya iyo Itoobiya Ciidamadooda ee ka mid yihiin Ciidanka Soomaaliya lee dahay!!

Toos u daawo Musharax Xasan Sheeq oo Baarlamanka Soomaaliya ugu faanaayo inuu Ciidanka Itoobiya uu u golaaday nay ka mid noqdaan Ciidanka Nabad ilaainta Afrika...

Daawo SAWIRO> Warbaahinta Kenya oo baahisay Muuqaal Si Qarsoodi ah Looga duubay Faarax Macalin iyo Waxa uu ka Hadlay!!

Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey waxaa uuku sheegay arrimo badan oo Sir ah gobolka...

Kooxda Kunada Cagta Jeenyo oo Galabta ku Guuleysatay Finalka Koobka Jeneraal Daa’uud!!

Ciyaar aad u Xiiso badan oo aheyd Finalka Koobka Jeneraal Daa´uud ayaa Galabta waxa ay ciyaar adag ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium Labada...

Ryan Giggs oo lagu wado in uu tababare ka noqdo mid ka mida kooxaha Premier League dhawaan!! 

Swansea City ayaa la fahansan yahay in ay dooneyso Ryan Giggs marka ay shaqada ka erido Francesco Guidolin. Tan iyo kulankii ugu horreeyey ee ay ka badisay Burnley,...

Man United v Man CIty, Liverpool v Tottenham – Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Koobka League Cup Oo La Soo Saaray Xalayto!!

    Kooxaha ku xafiiltama Manchester ee United iyo CIty ayaa isku soo aaday wareega sideed dhamaadka koobka League Cup ee haatan loo yaqaano EFL Cup. Kooxda...