Category: WARAR KALE

Trukiga iyo Jarmalka oo ka wadahadlaya hagaajinta xiriirka labada dal

Wasiirka arrimaha dibedda ee Jarmalka ayaa ku martigalinaya dhigiisa dalka Turkiga saacadaha soo socda wadahadalo uu la yeesho oo lagu doonayo in lagu hagaajiyo xiriirka...

Suuriya Duqaymo lala bartilmaameedsaday Isbataalo

Dowladaha Suuriya iyo Ruushka ayaa beeniyay in ay isbataalo bartilmaameedsadeen Shaqaalaha hay’adaha gargaarka ee dalka Suuriya ayaa sheegay in tobankii maalmood...

Mareykanka oo sheegay in uu dilay 13 ka mid ah dagaalyahanada Al-Shabaab

Howlgalka dowladda Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa waxa ay sheegeen in ay fuliyeen duqeymo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya ,islamarkaana ay ku beegsadeen dagaalyahano...

warbixin+sawiro=Qalabkii lagula socon lahaa Maamulka Hawada Soomaaliya oo lagu guuleystay

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jirta la soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo maalmaha soo socda la furi doono Xarunta lagala socon...

Somaliland oo ka jawaabtay hanjabaad ka soo yeeray Kooxaha Xuutiyiinta

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray Kooxaha Xuutiyiinta Yemen, oo u hanjabaya inay gantaalo ku soo weerari doonaan...

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu bishii hore soo magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, kaddib kulan aan caadi...

Akhriso: Maxkamadda Racfaan G/Banaadir oo dib u fureysa Kiiskii C/raxmaan C/shakuur

Maxkamadda Racfaan ee Gobolka Banaadir ayaa dib u fureysay kiiska C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyadoo muddo u qabatay dhageysiga dacwada loo heysto. Xafiiska Xeer...

Daawo Muuqaal SOO DHAWEENTII LOOGU SAMEEYE MOGADISHO BOQORKA DHAANTADA CALI DHAANTO

pro Jawaari oo Baydhabo ka furay Shirka Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa ka furmay Shirka u dhaxeeya Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamul Goboledyada...

Aqriso:-Wakiilka Qaramada Midoobay oo warbixin ka soo saaray Soomaaliya 2017

Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar kamid ah xaaladaha noloeed ee ugu adag adduunka. Malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula qabsan lahaayeen cawaaqibkii ka...